Tabobbar ku saabsan garashada, dhowrista iyo badbaadinta agabka hadhaadiga ah. Tababbarku wuxuu soconayaa 30 Meey ilaa 2 Juun. Iska diiwaangeli Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa inta ka horreysa Khamiista 28ka Meey 2015 14.00. Waxaad ka heli halkaa Jadwalka rasmiga ah iyo dulucda tabobbarka.
Kala xidhiidh xafiiska saacadaha shaqada: 8.00 – 16.30 [Sabti-Arbaca] 8.00 / 14.00 [Khamiista]